Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada mamulka konfur galbeed ayaa waxuu shaqo abuur u sameeyay dhalinyaro gaareyso labo kun oo dhalinyaro ah waxaana la bari doonaa Cilaan saarka,Sameeynta Taleefanada, korantada iyo Harqaanka.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.