Gudiga Doorashada Gollayaasha Deegaanka Dowlad Goboleedka Putland oo shaqaleysiiyay dhalinyaro badan

0
92

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In kabdan Todobo boqol oo dhalinyaro ah ayaa shaqo abuur ka helay wajiga kowaad ee diwaan gelinta Cod-bixiyaasha Doorashada gollayaasha deegaanka Putlanoo hada ka socoto gobolada bari karkaar iyo gardafuu Doorashooyinka goloyaasha deegaanka ee sanadkaan oo ah kuwo xiiso leh taasi oo sababtay in la kordhiyo tirada dadka ka shaqeynaayo goobaha diwaan galinta dorashada  

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here