MCH cusub oo laga hirgiliyay magaalada Balad-weyne

0
92

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga hirgeliyay MCH cusub oo lagu magacaabo Tawakal kaasoo loogu talo galay in loogu adeego haweenka uurka, caruurta ay heysato nafaqa darada iyo dadka waayeelka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here