Ceel-biyood laga hirgeliyay deegaanka Danwadaag ee duleedka Galkacyo oo xariga laga jaray.

0
149
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Feysal Sheekh Cali, iyo guddoomiyaha degmada Galkacyo Xassan Jaamac Jidsan ayaa si wada jir ah xariga uga jaray ceel biyood laga qoday deegaanka Danwadaag ee duleedka magaalada Galkacyo dhismaha ceelkaan ayaa waxaa maal galiyaya ururka dhalinyarada islaamka ee fadhiisugu yahay dalka sucuudi carabiya faysal baabo raqiis oo ah gudoomiyaa shirkada  kibaabko.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here