Kismaayo(Idaacadda Waamo)Maamulka skuulka Somali Central ee Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ay siin doonaan ardyda danyarta iyo agoonta ah ee aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashadka iskuulka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.