Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir Iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo socon doono mudda sadax Cisho ah.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.