Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku nool degmada dhoobley ee gobalka Jubbada hoose ayaa sheegay in ay u bahanyihiin waxyaabaha aas,aasiga ah ee ay helaan dadka lixaadkooda u dhameeystiranyahay sida Waxbarashada,Caafimaadka iyo shaqooyinka bulshada ay qabtaan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.