Duleedka magaalada kismaayo oo lagu gubay 365 kiish oo Sonkor dhacday ah

0
123

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cadadka sonkortaan ay tayadeeda halowday ee lagu gubay duleedka magaalada kismaayo ayaa eheyd 365 kiish,waxeyna u rarneyd ganacsatada magaalada kismaayo shirkadda adeegga sheybaarka eeĀ  tayo dhowrka Jubbaland ayaa sheegtay in Sonkortaan ay ku soo halowday gudaha Maraakiibtii ay saarneyd.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here