In ka badan 30 Wariayaal ah oo Tababar loogu soo xiray magaalada Kismaayo

0
127

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wadaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta Dad-waynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Saleebaan Maxamad Maxamuud ayaa Tababar u soo xiray 30 Wariayaal ah oo Ka Howl-gala warbaahinada kala duwan ee magalada kismaayo.

Tababarkaan oo socday muddo Sadex maalina ayaa waxa soo qaban-qaabiyay Ururka Suxufiyiinta Jubbalan ee JAJ,waxaana lagu baranayay xirfadaha muhiimka u ah aas,aaska Saxaafadda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here