Wasaarada Caafimaadka Jubbaland oo kormeer ku sameeysay xarumaha Caafimaad ee magaalada Kismaayo

0
96
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qorshahaan  hubinta Daawooyinka yaallo Xarumaha Caafimaadka  ee Degmada Kismaayo  ayaa looga golleeyahay sidii Hay-adaha Caafimaadka ee Ku deeqa daawoyinka loogu gudbin lahaa,Dawooyinka loo baahan yahay si meesha looga saaro daawooyinka badan oo aan la isticmaalin oo ay dalka Keenan   qorshahaan ayaa wuxuu kawada fulayaa dhammaan dowlad goboleedyada dalka.
wasaaradda caafimaadka Dowlad Goboledka Jubbaland Ayaa Qiimeeyntaan Ka sameeysay xaruumaha Caafimaadka ee Ku yaal Xaafadaha Degmada Kismaayo iyo Iisbitaalka guud ee Kismaayo.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here