Qaar ka mid ah Wariyayaasha Kismaayo oo Tababar loo qabtay

0
121

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Suxufiyiinta Jubbaland oo kaashanaya Hay’adda UNSOM ayaa  30 wariye   oo isugu jira wiilal iyo gabdho ku waas oo  mid ah suxufiyiinta ka howl gala magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose u qabtay tababar ku saabsan  xirfada aas aasiga ah ee Saxafiyiinta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here