Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaliyeed ee Loo yaqaano NUSOJ ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada Hoose Tabar Ugu qabtay 25 Gabdhood oo suxufiyiin ah kuwaasi oo Kahawlgala Warbaahinada kala duwan ee magalada kismaayo.
Juweeriya Xasan Axmed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.