Magaalada kismaayo oo laga dhagax dhigay Mac-hadka Cilmi baarista iyo dowlad wanaagga ee Jubbaland

0
160

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan  iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland Mukhtaar Kaamil ayaa si wada jir ah magaalada kismaayo ooga dhagax dhigay Machadka Cilmi Baarista iyo Dowlad Wanaagga ee Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here