Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Jubbaland.

0
150

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Jubbaland.

Shirka oo ay kaso qayb galeen xubnaha Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa ugu horayn waxaa warbixin ka siiyay arimaha Siyaasadda iyo arimaha bulshada Madaxweyne ku-xigeenka koowaad.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here