Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka Jubbaland oo kulan looga hadlayay dar-dargalinta howlaha shaqo la qaatay Agaasimyaasha guud ee Wasaaradaha Jubbaland

0
155

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaaa kulan ku wada yeeshay Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland iyo Agaasimayasha Wasaraddaha Jubbaland.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay dar-dargalinta shaqooyinka iyo sidiii ay sadaxdii biloodba ay hal mar kulan ugu wada  yeelan lahayeen degmada Kismaayo  si la isaga wareeysto waxyaabaha u qabsoomay Guddiga shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland iyo Agaasimaasha.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here