Maamulka Madarasada Al-furqaan ee magaalada Kismaayo ayaa Shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in lagala qeyb qaato dhismaha Madarasada

0
188

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-madaraada barshada iyo xifdinta Qur’aanka kariimka ee Al-furqaan  oo waxa wax lagu baro  in ka badan 100 Arday oo isugu jiro Wiilal iyo Gabdho caruurtaan waxaa u badan Agoon iyo carruur ay dhaleen Qoysas danyar ah,madarsada ayaa hadda qarka u saaran in ay bur-burto,kadib markii lagu dul iibsaday Gurigii carruurtaan wax lagu barayay.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here