Tirada dadka ku dhintay barafka iyo dabeylaha Mareykanka oo korortay

0
152

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tirada dadka ku dhintay dabaylaha iyo barafka ee ku dhuftay Maraykanka ayaa gaartay 48 qof, kuwaasi oo 27 ka mid ah ay ku dhinteen magaalada Buffalo ee gobolka New York.

Dabeylahan qabow iyo barafka is wata ayaa ku dhufatay dalka intiisa badan, iyadoo ay wali socdaan dadaallada samata-bixinta iyo soo kabashada isugu jira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here