Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Jubbaland oo daah-furtay shir looga hadlayo xoojinta wadashaqaynta Agaasimayaasha Wasaaradaha Jubbaland

0
178

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowlad Gobaleedka  Jubbaland ayaa Daah-furay Kulan Aqoon iswaydaarsi ah,kaas oo loo qabtay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here