Qaar ka mid ah dhalinyarada Kismaayo oo ka waramay kaalinta kaga aaddan dib u dhiska dalka

0
119

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada oo udub dhaxaad u ah bulsho kasta ayaa waxay kaalin muuqata ku leeyihiin dhismaha waddan walba, kaas oo ay siyaabo Kala duwan uga qayb Qaataan dhismihiisa iyo sidoo Kale hormarkiisa.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here