Haween ka shaqayn jiray gudniinka fircooniga oo hada u istaagay in bulshada ka wacyigaliyaan dhibaatooyinka gudniinka fircooniga.

0
87

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid haweenka markii hore ku shaqaysan jiray farsamada gudniinka fircooniga balse markii dambe xarunta hablo kaaba ka helay fursad ay ku baran karaan xirfado ay ku shaqaysan karaan si ay uga waan toobaan gudniinkaan aan wanaagsanay gabdhaha lagu sameeyo ayaa inooga warbixiyay dhibaatooyinka gudniinka fircooniga.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here