Beelo walaalo ah oo heshiis Nabadeed ku gaaray magaalada Gaalkacyo

0
110

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Labo beelood oo walaalo ah oo horey dirir u dhexmartay ayaa heshiis horuduahacah ku gaaray magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug

Kulankaan lagu heshiisiinayay labadan beelood ayaa waxaa goobjoog ka ahaa odoyaasha labada reer gudiga xalinta labada beel iyo maamulka gobolka Mudug.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here