Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cadaalada Jubbaland oo ka qayb galay munaasabad lagu wareejinayay guri loo dhisay qoys agoon ah

0
147

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabadaan oo ay ahayd mid gooban oo lagu wareejinayay guri  ay Mu`asasada Abu bakar Sadiiq u dhistay qoys agoon ah oo ka kooban sideed caruur ah iyo hooyadood ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here