Dhalinyarada waxbarata oo ka warbixiyay saameynta uu Social Mediyuhu kuleeyahay waxbarasha

0
149

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-qaar kamid ah dhalinyarada waxbarata ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa Idaacadda Waamo uga warbixiyay saameynta uu waxbarashada ku yeeshay social Mediyuhu.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here