Gudoomiyaha Dagmada Badhaadhe oo booqday Isbitaalka Wayn ee Deegaanka Raaskaanbooni

0
127
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Dagmada Badhaadhe ee gobalka Jubbada hoose Maxamuud Ibraahin Faarax ayaa booqday Isbitaalka Wayn deegaanka Raas kaanbooni ee hoos yimaada dagmada Badhaadhe.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here