500 qoys oo barakacayaal oo guryo looga dhisayo deegaanka Buulo-gaduud

0
253

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-gaduud oo dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa ka mid ah deegaanada ay ku soo barakaceen dad badan oo ay abaartu si wayn u saameysay kuwaas oo hada wajahaya duruufo adag oo dhanka nolosha ah ayna ka mid tahay hooy la,aan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here