Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo qabatay tababar looga hadlayay sidii wax loogu qaban lahaa dadka danyarta ah

0
151
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay tababar looga baranayay sidii wax loogu qaban lahaa dadka danyarta ee sida gaar ah u saameysay abaaraha ka jir deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland.
 Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here