Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland oo tababar u qabatay Agaasime Waaxeedyada Maamulka iyo Maaliyada Wasaaradaha Jubbaland

0
155

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudiga shaqada iyo shagaalaha rayidka ee Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ku qabtay tababar kaas oo loo qabtay Agaasimayaasha waaxda maamulka iyo maaliyada ee Wasaaradaha Jubbaland.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here