Ururada bulshada ka dhisan Kismaayo oo door weyn ka qaata Nabadda iyo is dhexgalka bulshada 

0
155

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nabadu waa furaha nolosha waxaa uu qof kasta u baahan yahay in uu helo nabad iyo xasilooni, Magaalada Kismaayo waxaa haatan ka jirta nabad iyo xasilooni taas oo ku timid iskaashiga iyo wada shaqeynta bulshada iyo dowlada Jubbaland.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here