Dad ku soo barakacay deegaanka Raas-kaanbooni ee gobolka Jubbada hoose oo dhul ay degaan la siiyay

0
219
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-in kabadan 1600 oo qoys oo intooda badan ay abaartu dhaafisay xoolohoodi ayaa ku soo barakacay deegaanka Raas-kaanbooni ee gobolka Jubbada hoose, qoysaskaan ayaana ka soo barakacay  deegaanada iyo Jasiirada hoos taga degmada Badhaadhe.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here