Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo kormeeray mashruuca biyo ka saarida Laamiga Magaalada Kismaayo

0
173

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ayaa kormeeray goobaha uu maraayo drainage-ka isagoona ugu baaqay dadka shacabka ah ee dagan goobaha uu maraayo mashruucan in ay ka qayb qatan hirgalinta drainage-ka iyo in ay burburiyan goobaha la calaamadeeyey ee caqabada ku ah in uu hirgalo mashruucan.

Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Muddane Cumar Cabdullaahi
Maxamed oo ka duulaya helida magaalo nadiif ah, qurxoon iyo in mar kale aysan ku
dhibtoon gaadiidka iyo shacabka biyaha fariista laamiga kaas oo isku socodka hakad galini
jiray.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here