Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XFS oo ay weheliyaan masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo booqday deegaanka qaamqaam

0
185
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wafdi ay hogaamineysay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Soomaaliya iyo Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland iyo Musuuliyiin ka tirsan Jubbaland ayaa waxay booqdeen  deegaanka qaamqaam waxayna bulshada lagu bararujanayay sidii ay iskaga garab istaagi lahayeen dhowrista dhirta deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here