Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada degmada Kismaayo Najiib Barre Salaad oo kulan uu la qaatay dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa balan qaaday intii garaankiis ah inuu wax ka qaban doono caqabadaha haysta dadka naafada ah ee ku nool degmada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.