Gudoomiyaha gobalka jubbada hoose oo kulan la qaatay ururka haweenka gobalka jubbada hoose.

0
194

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha cusub ee gobalka jubbada hoose Xasaan Cabdi Guure ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ururka Haweenka gobalka jubbada hoose ujeedada kulanka ayaa ahaa isbarasho iyo sidii loo dardar galin lahaa shaqooyinka u yaala maamulka gobalka gudoomiyaha ayaana warbixino ka dhagaystay ururka haweenka.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here