Maanta oo Dunida Laga Xusayo Maalinta Caalamiga ah ee La dagaalanka Musuqmaasuqa

0
155
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dunidu maanta waxa ay wajahaysaa qaar ka mid ah caqabadaheedii ugu waaweynaa qarniyo badan – caqabado khatar ku ah barwaaqada iyo xasilloonida dadka adduunka oo dhan. Aafooyinka musuqmaasuqa ayaa intooda badan isku xidhan, Maanta Dunida waxaa Laga Xusaaya Maalinta Caalamiga ah ee La dagaalanka Musuqmaasuqa.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here