Arday Dhameysay Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo Munaasabad dhiira galin ah loogu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
189

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabadaan oo ahayd mid lagu dhiira-galinayay isla markaana shahaadooyin lagu gudoonsiinayay arday dhameysay Qur’aanka Kariimka ayaa lagu qabtay Masaajidka Qudbiga Xaaji Makaahiil ee Magaalada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here