Wasaaradda Warfaafinta Jubaland oo qabatay Kulan kusaabsan ka doodista Xeerka Warbaahinta Jubalan

0
173

Kismaayo (Idaacadda Waamo)- Kulan kusaabsan kadoodista Xeerka Warbaahinta Jubaland oo maanta ka Furmay Magaalada Kismaayo, Wasaarada warfaafinta Jubaland ayaa mudooyiinkii dambe ku howlaneed soo bandhigida Xeerka Warbaahinta Jubaland, kaas oo lagu hagi doono Wariyeyaasha kunool Deegaanada Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here