Maanta oo Dunida Laga Xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Bangiyada Aduunka 

0
147
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-19kii Diseembar 2019 Golaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu ansixiyay qaraar tirsigiisu yahay 74/245, kaasoo 4-ta Dicember u asteeyay maalinta caalamiga ah ee bangiyada iyadoo la aqoonsanayo awoodda muhiimka ah ee bangiyada horumarinta ee dhinacyada badan leh iyo bangiyada kale ee horumarinta caalamiga ah si ay u maalgeliyaan horumar waara iyo bixinta aqoonta iyo sidoo kale aqoonsiga doorka muhiimka ah ee nidaamyada bangiyada ee Dawladaha xubnaha ka ah inay gacan ka geystaan horumarinta heerka nolosha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here