Xulalka Ilaa Haatan Ka Haray Koobka Adduunka

0
203

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Waxa haatanba la sii ogaaday xulalka sida Rasmiga ah uga hadhay koobka adduunka ka socda dalka Qatar 2022.

Tartanka ayaa ah mid xiiso leh oo ay xulal badan wacdaro dhigayaan halka kuwo kale oo la filayay in ay wacdaro dhigaan la laayahay ilaa haatan.

Waxa si Rasmi ah loo ogaaday 2-da xul ee sida Rasmiga ah uga haray koobka Adduunka Qatar 2022 ee ka socda dalka Qatar.

Xulalka Qatar (Marti galiyayaasha) iyo xulka Canada ayaa ah labada xul ee haatan sida Rasmiga ah loo ogaaday in ay ka hadheen tartanka koobkaa dduunka.

Halkan Kala soco xulalka ka hadha koobka adduunka xilli la galayo kulamadii ugu dambeeyay ee wareega Group-yada.

Qatar
Canada
Ecuador
Iran
Wales
Tunisia
Denmark
Saudi Arabia
Mexico

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here