Kismaayo(waamo Radio)Qaar kamid ah masulinyiinta jamacadaha kismayo oo dhalinyarada wax baratay ugu baaqay in ay kashaqeyaan wacyi galinta bulshada Madaaba ay jiraan dhalinyaro badan oo wax baratay kuwaas oo kunool magalada kismayo.
Agaasime kuxigeenka jamacada plasma faraceeda kismaayo Faarax Aadan iyo madaxa xiriirka Jamacadaha ee kismayo Maxamed faseex Abdiqani ayaa waxaa ay dhalinyarada ugu baqeen inay kashaqeeyaan sidii ay bulshadu wax badan uga ogaan lahaayeen muhimada wax barashadu ledahay.
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Xamdi Maxamed Yaasiin.