Maamulka Degmada Kismaayo oo dadka ku shaqeysta gaari dameerada uga digay iney dameeraha saaraan rar culus.

0
219

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka dowlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa digniin ka soo saaray gadiidka loo qayaano gaari dameerada ku waas oo aad ugu badan Magaalada Kismaayo ayna ku shaqaystaan dadka danta yar.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here