Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Dowlad Gobaleedka Jubbaland Caydiid Suleymaan Xaashi ayaa magalada kismaayo ka Daah Furay Tabar tababar Loo qabtay Qaar kamida Shaqaalaha Wasaarada Deeganka iyo Dalxiiska Jubbaland iyo Kuwa Bah wadaagta la ah.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.