Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cagaarshowga B waa cudur faafa oo uu keeno fayraska Cagaarshowga B (HBV) kaas oo saameeya beerka, waa nooc ka mid ah cagaarshowga fayraska, Waxay keeni kartaa infekshan degdeg ah iyo mid daba-dheer labadaba.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.