Maanta oo Dunida Laga Xusayo Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Tacadiyada ka dhanka Haweenka

0
165

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sanad walba maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa maalinta caalamiga ah ee ciribtirka Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka, Halku dhiga Sanadkaan ee xuska maalinta caalamida ah ee ciribtirka xadgudubyada loo gaaysto haweenka iyo gabdhaha  ayaa ah ciribtirka tacadiga ka dhanka ah Jinsiga.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here