Ururka Dhalinyarada SYL oo Xaafadda Shaqaalaha ka Sameeyay Wacyi galin looga Hadlayay Tacadiyada Loo geysto Dumarka.

0
153

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka dhalinyarada SYL ee Magaalada Kismaayo ayaa Xaafadda Shaqaalaha ka sameeyay wacyigalin looga hadlayay tacadiyada loo geysto dumarka, waxaana kasoo qeyb galeen inta badan dumarka kunool waaxda madiina ee xaafada shaqaalaha ee magaalada kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here