Maamulka Xarunta Farsamada Gacanta ee Sayid Cumar oo ka Warbixiyay qaabka ay u Shaqeeyaan iyo Waxyaabaha ay bulshada u qabtaan

0
198

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta Farsamada Gacanta ee Sayid Cumar waa xarun lagu barto noocyada kala duwan ee farsamada gacanta taas oo ay wax ku bartaan 600 oo qof oo isagu jira rag iyo dumar waxayna ka kooban yihiin kuwa baahiyaha gaarka qaba iyo dad Waaweyn ee aan horay u helin fursado Waxbarasho.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here