Maalinta Musqulaha Adduunka oo Maanta Dunida Laga Xusayo

0
167
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Maalinta Musqulaha Adduunka ee 2022 waxay diiradda saartaa saameynta dhibaatooyinka nadaafadda ee biyaha dhulka hoostiisa ku jira, Xuska sanad walba la qabto tan iyo 2013, ayaa lagu dabaaldegaa musqulaha waxaana kor loo qaadayaa wacyiga 3.6 bilyan ee qof ee ku nool iyaga oo aan helin fayadhowr si badbaado leh loo maareeyay.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here