Xiddigaha ugu Da’da Weyn ee Ka Qayb Galaya Koobka Adduunka

0
220

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Waxa la soo saaray shax laga sameeyay xiddigaha ugu da’da weyn ee ka ciyaari doona koobka adduunka sanadkan 2022.

Xulalka Brazil, Portugal iyo Mexico ayaa shaxda xiddigaha ugu da’da weyn ee ka qayb galaya koobka adduunka ku leh min 2 xiddig.

Xulalka France, Costa Rica, Japan, Canada iyo Croatia ayaa Iyagana dhinacooda ku leh shaxda xiddigaha ugu da’da weyn ee ka qayb galaya koobka adduunka sanadkan.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here