Dood wadaag looga hadlayay xoriyadda Saxaafadda oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
212

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Isutaga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano FESOJ ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku qabtay barnaamij dood wadaag ah kaas oo lagu falanqaynayay xoriyada Saxaafada gaar ahaan Soomaaliya.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaartay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here