Gudoomiye ku xigeenka Ururka naafada Jubbaland oo kawarbixiyay baahiyaha ay qabaan dadka Naafada ah

0
179

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa ah kuwa ugu badan ee ay sameeyeen colaadihii sokeeye ee uu dalku ku jiray 30,kii sano ee la soo dhaafay iga oo wajahayay Naafada  xaalad adag oo nololeed.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here