ku dhawaad 30 Wariayayaal ah oo Tababar loogu soo xiray magaalada Kismaayo

0
163

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu soo xiray Tababar lagu baranaayay isbadalka cimilada ee tabinta wariyaha, waxaana ka soo qeyb galay ku dhawaad ku dhawaad 30 Saxafiyiin ah oo ka kala socoday warbaahinta kale duwan ee magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here